Bambooyin & hub kale oo la qabtay iyo Xildhibaan ku lug yeeshay

Ciidamada amniga dowlada Somalia ayaa la sheegay iney magaalada Muqdisho ku qabteen hub ay ku jireen waxyaabo qarxa oo loo waday xildhibaan ka tirsan ka tirsan baarlamanka federaalka Somalia. Wasaaradda amniga Xukuumada Somalia ayaa sheegtay in hubkan oo ay ku jiraan bambooyinka gacanta laga tuuro loo waday masuul xasaanad leh oo ka tirsan golaha shacabka … Continue reading Bambooyin & hub kale oo la qabtay iyo Xildhibaan ku lug yeeshay